KU SOO DHAWOOW BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Tacsi Tiiraanyo leh: Marxuum Maxamed Jaamac Magan

Tacsi Tiiraanyo leh: Marxuum Maxamed Jaamac Magan

Tacsi; Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xoghayaha Guud BJFS, Madaxa Xafiiska Guddoonka BJFS, K/Xigeennada Xoghayaha Guud ee BJFS, Aggaasimeyaasha Waaxyaha, Madax Qaybeedyada, iyo Dhammaan Shaqaalaha […]

Baarlamaanka oo Ansixiyey Sharciga Axsaabta Siyaasada iyo Shuruuc kale

Baarlamaanka oo Ansixiyey Sharciga Axsaabta Siyaasada iyo Shuruuc kale

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku guda jira Kalfadhigiisa uga danbeeyey ee 8-aad ayaa dardar geliyey Jadwalkiisa Shaqo si uu u dhammeystiro Sharuuc iyo heshiisyo horyaaley. […]

Sharciga Doorashooyinka Dadban- Kulanka Baarlamaanka Khamiis 19/05/2016

Sharciga Doorashooyinka Dadban- Kulanka Baarlamaanka Khamiis 19/05/2016

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ah Khamiis 19/05/2016 ku yeeshay Xaruntiisa Guriga Umadda Kulankiisa 11-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 9-aad ee Soomaaliya. […]

Guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-khudbad-ka-jeediyey-shirka-baarlamaannada-iskaashiga-islaamka-ee-baqdaad-sawirro

Guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-khudbad-ka-jeediyey-shirka-baarlamaannada-iskaashiga-islaamka-ee-baqdaad-sawirro

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda […]

Shuruucda uu Ansixiyey Baarlmaanka 9-aad ee JFS

Heshiisyada uu Ansixiyey Baarlmaanka 9-aad ee JFS

Miisaaniyadaha uu Ansixiyey Baarlmaanka 9-aad ee JFS

 Qaraarada uu soo saarey Baarlamaanka 9-aad ee JFS

31. Qaraarka Golaha ee Doorashada Hal-q0f iyo Hal Cod Aug 2016

30. Qaraarka Amniga GSH-28-16

29. Qaraarka Gunno-xileedda Habdhowrayaasha Golaha Shacabka.

28. Qaraarka Ansixinta Xubin Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hergelinta Dastuurka

27. Qaraarka Hiigsiga 2016

26. Qaraarka Dakhliga Bilaha Janaayo – Maajo 2015

25. Qaraarka Dhisidda Golaha Wadatashiga Qaranka u Xilsaaran Jiheynta Nidaam-Siyaasadeedka.

24. Qaraarka Nidaam Siyaasadeedka lagu dhisayo Dowlad-Goboleedyada

23. Qaraar Dib-u-eegista Dastuurka.

22. Qaraarka Kalsooni kala laabashda Baarlamaanka Jubbaland

21. Qaraarka Ansixinta Guddiga Madaxa-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka

20. Qaraar Ansixinta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

19. Qaraarka Ansixinta Barmaamijka Xukuumadda iyo Xubnaha Golaha Wasiirrada ee RW Cumar C/Rashid

18. Qaraarka Xawaaladaha Dalka.

17. Qaraarka Guddiga Hoosaadka Hufnaanta

16. Qaraarka Heshiiska Xuquuqda Carruurta

15. Qaraarka Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hergelinta Dastuurka.

14. Qaraarka Golaha ee Taageeridda Biladda Dr. Dufle

13. Qaraarka Kenya – Weerarkii ka dhacay Kenya iyo Siyaabihii loola dhaqmay Dadka Soomaaliya.

12. Qaraarka Fududeynta Aqoonsiga (National ID-Card)

11. Qaraar Golaha ee Oday dhaqameedkii lagu dilay Buur-Hakaba 2.4.14

10. Qaraarka Dekedda

09. Qaraarka Curaarta Daryeelka Xildhibaannada

08. Qaraarka Habraaca Soo buuxinta Kursiga Banaanaada ee Baarlamaaka JFS

07. Qaraarka AU

06. Qaraarka Weerarkii Westgate

05. Qaararka Sugidda Taxanaha Golayaasha Sharci Dejinta Soomaaliya

04. Qaraarka Laalidda Qodobbada 67aad iyo 135aad ee Dastuurka Federaalka

03. Qaraarka Doorashada MJFS

02. Qaraarka Toosinta Qodobka 138-aad ee Dastuurka JFS ee Sida KMG ah loo Ansixiyey

01. Qaraarka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1950 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1951

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1953 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1953

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1954 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1954

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1956 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1957

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1958 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1959

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1960 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1961

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1962 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1963

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1964 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1965

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1966 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1967

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1968 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1969

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1970 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1971

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1972 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1973

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1974 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1975

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1976 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1977

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1978 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1979

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1980 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1981

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1982 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1983

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1984 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1985

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1986 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1987

Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1988 Faafinadda Rasmiga ee soo baxay 1989

  • Fiiro gaar ah : Faafinta Rasmiga ah ee Sanadaha 1962, 1964, 1966, 1968 iyo 1976 ilaa hadda waan heli la’nahay, ciddii heyso waxaan ka codsaneynaa in ay nagu soo hagaajiso, email : ict@sfp.so/ info@sfp.so /

Fariinta Soo dhaweynta Guddoomiyyaha Golaha Shacabka:  DimuProf-Jawari2qraadiyadeena Curdanka ah ayaa waxay nagu dhiiragelisey in aanu yagleelno Website, kaas oo u ogolaanaya Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed kuwooda ku nool wadanka gudahiisa iyo Dibadiisaba iyo Ururada Caalamiga ah ee aanu saaxibada nahay in aay Ka bogtaan Howlaha Baarlamaanka Soomaaliyeed.
waxaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed laga codsanayaa inay nala booqdaan bogga cusub ee uu Baarlamaanku hadda yeeshay si ay ula socdaan hawlaha Baarlamaanka iyo dhammaan qoraalada la xiriira fadhiyada Mudanayaasha Baarlamaanka, kuwaas oo ah waakiilada shacabka, iyo waliba hawlaha sharci dejinta ama Ajandayaasha Baarlamaanka u degan.
Kani waa Baarlamaankaaga; Kani waa website-kaaga.

Doorka Baarlamaanka Fedearaalka iyo XubnihiisaBaarlamaanka Federaalka Qaran iyo xubnihiisu waxay leeyihiin door tiir dhexaad ah sidii wax looga qaban lahaa Soomaaliya oo haatan kala qobqoban. Hadii uu taakuleynta uu u baahanyahay helo.Golaha Baarlamaanku wuxuu dabooli karaa door haatan bannaan oo lagu gorfeeyo loogana baarraan dego arrimaha badan.


Sharciyada danbe